27.6 C
Mogadishu
Thursday, April 15, 2021

Dhageyso: Puntlandoo Raali Gelin uga fadhido Wasiirka Waxbarashada Somaliya Goodax Barre.

Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Mursal oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland, ayaa Raali gelin ka dalbaday Wasiirka Waxbarashada Soomalaiya...

Qabyo qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo la soo bandhigay

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknoojiyada (National ICT Policy and Strategy), taas oo loogu talo...

Sawirro: RW Khayre oo tababar u soo xiray 330 askari oo DANAB ah.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta tababar usoo xiray ururka Gorgor oo qayb ka ah ciidanka Kumaandoosta ee DANAB. Ururka Gorogor oo ah...

Madaxweynaha Somaliland oo safar qarsoodi ah ugu baxay Imaaraatka Carabta.

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta safar laga qariyay Warbaahinta waxa uu ku aaday dalka Imaaraatka Carabta, halkaas oo uu kula kulmi...

Ciidmao badan oo katirsan dowladda oo mushaar la’aan darteed iyagoo hub badan wata isu...

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay in saacadihii la soo dhaafay ay isku soo dhibeen Ciidamo katirsan dowladda Soomalaiya, kuwaasoo ka gadooday mushaar la'aanta mudooyinkan heysatay. Ciidamada...

Taliyayaasha Booliska Soomaaliya iyo midka gobolka Banaadir oo khilaaf xooggan u dhexeeyo.

Waxaa jira khilaaf xooggan oo u dhexeeyaa Taliyayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliya iyo midka gobolka Banaadir, kaasoo mudooyinkanba taagnaa. Sida wararku sheegayaan khilaafka ayaa dibadda u...

Xildhibaan Mahad Salaad ” Sheekh Nuur Baaruud dowladda ayaa hoteel dajisay oo bishii lacago...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomalaiya, ayaa si kulul uga hadlay warkii ka soo baxay Sheekh Nuur Baaruud...

Dhageyso: Cali Maxamed Geedi oo biixyay sirta ku duugan cida fulisa qarixii shalay ka...

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, ayaa ka hadlay cida ka danbeysa qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo u danbeysay qarixii xoogganaa...

Dowladda Soomaaliya oo saaka la soo baxday wixii Ciidan ahaa ay heysatay.

Ciidamo fara badan oo boolis iyo Milatari ah ayaa saaka dowladda ku soo daadisay wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo feejignaan dheeri ah ku...

Dhageyso: Shan qof oo isku qoys ah oo Caawa si arxan darro ah loogu...

Koox hubeysan ayaa Caawa Xaafada Kaawa Godeey ee degmada Wadajir waxa ay ku dishay 5 qof, halka ay dhaawaceen 3 qof oo kale, iyadoo...