26.3 C
Mogadishu
Saturday, October 31, 2020

Kusimaha Taliyaha NISA Fahad Yaasiin oo shuruud culus  hor dhigay inuu Sabtida hortago Baarlamaanka.

Kusimaha Taliyaha Nabad Sugida Soomalaiya, ahna Taliye Kuxigeenka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa shuruud adag hor dhigay Gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya,...

Dowladda Soomaaliya oo amarro culus dul dhigtay shirkadaha Isgaarsiinta dalka.

Dowladda Soomaaliya aya amarro culus dul dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka jira dalka, Kuwaasoo si kala gaar gaar ah u shaqeysta. Amarka oo ka soo...

Ceel-Buur: Nin Xukun dil toogasha ah lagu fulin rabay oo badbaaday daqiiqadii u danbeysay.

Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegaya in si dirqi ah uu ku badbaaday xukun dil ah oo lagu fulin lahaa...

Ciidamo Hubeysan oo xalay gurigiisa kala baxay Afhayeenkii Odayaasha beelaha Hawiye.

Ciidamo katirsan Nabad Sugida Soomaaliya ayaa xalay u dhacay hoyga uu deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ka deganyahay Siyaasiga C/llaahi Xasan Abuukar...

Diyaarado dagaal oo xalay duqeyn culus la egetay magaalada Afgooye.

Wararka naga soo gaaraya gobolka SH.Hoose ayaa sheegaya in Saqdii Dhexe ee Xalay la duqeeyay Tuulooyin hoostaga degmada Afgooye ee gobolka SH.Hoose, halkaas oo...

Al-Shabaab oo si arxan dara ah u gowracay Laba Qof oo Raashin u waday...

Al-Shabaab ayaa xalay magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose waxa ay ku gowracday laba ruux oo waday gaari Raashin u siday magaalada Marko. Labada qof...

AQRISO: Baarlamaanka Soomalaiya oo u yeeray Wasiirka amniga, Gaashaandhiga, Taliyaha NISA, Xoogga dalka…….

Baarlamaanka Soomalaiya ayaa si deg deg ah ugu yeeray maalinimada Sabtida ee Lixda Bishan laamaha amaanka dowladda Soomaaliya, kuwaasoo wax laga weydiin doono Amniga...

Wasiirada Arrimaha DIbadda Somaliya iyo Kenya oo isku raacay dib u hawlgelinta Labadooda Safaaradood.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay dhiggiisa Kenya Danjire Monica...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Jigjiga gaaray iyo Ciidamadiisa oo heegan buuxa la geliyay.

Waxaa goordhow gaaray magaalada Jigjiga Ra'iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed, Kaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda Ismaamulka Soomalaida. Ujeedka socdaalka Ra'iisul Wasaaraha...

Dhageyso: Xildhibaanada Somaliland oo ku hanjabay iney isaga baxayaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah Gudoomiyaha Guddiga Difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku hanjabay in Xildhibaanada ka soo Jeeda Somaliland ay isaga baxayaan...