29 C
Mogadishu
Thursday, October 1, 2020

Mursal iyo Muudeey oo isku khilaafsan qabsoomida kulanka la wada sugayo ee beri.

Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf xooggan oo u dhexeeya gudoomiyaha golaha shacabka iyo kuxigeenkiisa, iyadoo la isku hayo qodobo kamid ah heshiiskii ay...

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo banaanka keenay xaqiiqda wixii uu kala hadlay RW Rooble.

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa faah faahiyay kulan uu madaxtooyada Soomaaliya kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Mr. Warsme...

C C W oo ku sugan madaxtooyada Somaliya iyo arin aan laga fileyn oo...

Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku sugan Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, halkaasoo uu kulan kula yeelanayo Ra'iisul Wasaaraha cusub...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn ka dhacday degmada Hoosingow ee Jubadda Hoose.

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeeyeen tuulooyin hoos-tagga deegaanka Hooshingow ee Gobolka Jubbada Hoose. Diyaaradaha ayaa duqeyntan...

Dhalinyaro dooneysa iney ku biirto kooxda Al-Shabaab oo Soomaaliya soo gaartay!

Saddex dhalinyaro ah kana soo jeeda ismaamulka Mandera ee waddanka Kenya ayaa ka soo gudbay xuduudka Soomaaliya iyaga oo ku biiray Al-Shabaab, sidda uu...

Wararkii u danbeeyay qarax ka dhacay degmada Afgooye iyo khasaaraha ka dhashay.

Warar ay heshay Warbaahinta Xaldoon.Net ayaa sheegaya in Qaraxa miino oo dhulka lagu aasay uu goordhow ka dhacay Suuqa xoolaha lagu iibiyo ee degmada...

Xildhibaano Durbaano la tegaya fadhigga golaha shacabka iyo hanjabaadaha ay jeediyeen.

Qaar kamid ah Xildhibaanada holaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku hanjabay iney fadhigga maanta buuq ka abuuri doonaan hadii uu madaxweynaha Ajende jeebkiisa...

Warar ka soo kordhay fadhiga golaha shacabka ee horgeynta ra’iisul wasaaraha cusub.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan aan caadi ahayn ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho, kaasoo ay codka kalsoonida ugu qaadi...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KALA HADLAY GUDDOONKA LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA SII AMBAQAADIDDA HESHIISKA DOORASHOOYINKA...

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...

Khayre iyo Qoor Qoor oo xalay kulan xasaasi ah yeeshay iyo Villada oo……..

Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya haatanna ah musharxa madaxweyne ayaa xalay la kulmay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Xasan Cali Khayre oo...