30 C
Mogadishu
Thursday, October 1, 2020

Thaabit Cabdi oo laba talo u soo jeediyay dowladda iyo Galmudug, si xal loo...

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa si kulul uga hadlay khilaafka cusub ee ka taagan Galmudug, kaasoo ka dhashay warqad ay...

Sawirro: Siduu u dhacay maanta aaska Meydka Abwaan Sangub?

Waxaa maanta magaalada Jig Jiga lagu aasay Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise Sangub, kaasoo todobaadkan ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaala...

Wasiir Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayay oo gaaray Dhuusa-Mareeb.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi maxamed sabriye, ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimada Galmudug, halkaas oo ay uģa bilaabatay socdaal maalmo qaadanaya. Wafdiga wasiir...

Wasiiro iyo xildhibaano ka dhoofay Muqdisho iyo Xaaf oo Garoomada Gawaari Ciidan dhigtay.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goordhow ka dhooofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeday magaalada...

Halkee ayaa maanta lagu aasayaa meydka Abwaan Singub?

Meydka Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise Singub ayaa maanta lagu wadaa in lagu aaso magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomalaida, halkaas oo uu ka dar...

Madaxweyne Farmaajo oo xiriir la sameeyay madaxweynaha dalkii Soomaaliya ku jabiyay dagaalkii 77.

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Cuba ayaa fiidnimadii Khamiista yeeshay wadahadal dhanka telafoonka ah, sidda ay Xaldoon.Net  u xaqiijiyeen saraakiil Madaxtooyo. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qoraal kooban...

Howlgal ka dhacay Boosaaso oo lagu soo qabtay Lix xubnood oo Shabaab iyo Daacihs...

Ciidamada PSF ee maamulka Puntland, ayaa hpwlgal qorsheysan ka sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, halkaas oo maalmihii danbe ay ka dhacayeen qaraxyo...

Xukuumada Soomaaliya oo hanjabaad u jeedisay Siyaasiyiin.

Dowladda Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay mas’uuliyiin hore xilal u soo qabtay iyo kuwo weli haya oo isugu jira heer federal iyo mid...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Maalamaha Xorriyadda Iyo Midnimada.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta wasaaradda warfaafinta kula kulmay guddiga abaabulka xuska munaasabadda maalmaha Xorriyadda iyo midnimada ee...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay ka mid noqoshada JFS ee Cahdiga Qaramada Midoobey ee Xuquuqda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada. Munaasabad uu ku dhaqan geliyey...