28 C
Mogadishu
Thursday, October 1, 2020

Maxey ka wada hadleen gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya?

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya...

Kenya oo xirtay Soomaali si la yaab leh qaad ugu waday dalka Norwey

Ciidamada ammaanka Garoonka Diyaaradaha Joma Kenyatta ayaa gacanta ku dhigay qaad si sharci darro ah looga qaadayay dalkaas, waxaana loo waday Dalka Norway si...

Wararkii u danbeeyay qarax ciidamada Ban-craft lagula eegtay gobolka Sh.Hoose.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax xooggan oo xalay gobolka Sh.Hoose lagula eegtay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Ban-craft, xili...

Rooble oo maanta xilka la wareegayo iyo Villada oo iska diiday dalabkii Khayre.

Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilka kala wareegaya Sii Hayihii Ra'iisul Wasaaraha ahaana Ra'iisul Wasaare kuxigeenkii Mahdi Maxamed Guuleed. ilo wareed lagu kalsoonaan...

Muxuu yahay Ajendaha kulanka deg dega ee maanta isugu imanayaan Xildhibaanada BFS?

Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa la gaarsiiyay ajendaha fadhigooda maanta oo ah mid u gaar ah si ay go’aan uga gaaraan howlaha horyaalla mudada...

Madaxweynihii u horeeyay oo soo dhaweeyay go’aankii maanta ee BFS.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay maanta meel mariyeen. Waxaa Madaxweynahu uu...

40 Caaruur ah oo Shabaab qaraxyo u diyaarinayeen oo la soo badbaadiyay.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kooxda Al-shabaab kasoo Furtay Caruur ay u tababarayeen Qaraxyada. Ururka 143-aad ee guutada 14 October ayaa howlgal ka dhan ah...

Labada Aqal ee baarlamaanka oo maanta yeelanaya kulan Wadajir ah oo caadi eheyn.

Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa ku leh kulan aan caadi eheyn, kaasoo si weyn Isha loogu hayo. Kulanka maanta...

IMF oo soo bandhigtay guul ay Somaliya ka gaartay barnaamijka ECF.

Hay’adda lacagta aduunka IMF ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ku guuleeysatay dib u eegistii koobaad ee Barnaamijka taageerada dhaqaale ECF ee lagu caawiyo dalalka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobe.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka warbixiyey horumarrada...