28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 19, 2021

‘In Wadooyinka La Xiro Waa Dhaqankii Kaligii Taliska’.

siyaasiga c.raxmaan c,shakuur ayaa sheegay in wadooyinka loo xiray 15xildhibaan dartood taasina ay tahay dhaqamo lagu yaqaanay kaligii talisnimada . wuxuu sheegay in farmaajo la...

Hobolkii Caanka Ahaa Ee Cabdi Qaboojiye Oo Xaalad Halis Ah Ku Jira.

Hobolkii caanka ahaa ee Abdi Qaboojiye oo uu haleelay fayraska Covid19 ayaa sheegay in loo xiiray timaha oo dhakhaatiirta la tacaalaysaa usheegeen in uu...

Madaxweynaha oo ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir doorka ay ka qaadanayaan Barnaamijka Isxilqaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka dhegeystay Guddoonka iyo Hawlwadeennada Gobolka Banaadir warbixin ku saabsan waxqabadkooda iyo qorshaha maamul ayaa...

Dagaal culus oo saaka ka dhacay magaalada Dhuusa-Mareeb

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, ayaa sheegaya inuu halkaasi saaka ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Qanyare.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Mudane...

Dhaawacyo uu ku jiro Taliye Kuxigeenka ciidanka HARAMCAD oo loo qaaday dalka Turkiga.

Waxaa saaka magaalada Muqdisho laga qaaday ku dhowaad 15 ruux oo isugu jiray Soomaali iyo Turki, kuwaasoo dhaawacyo uu ka soo gaaray qarax Sabtidii...

Shabaab oo macaamiil cusub u raadinaya Dekeda Muqdisho oo ay Malaayiin Doolar ka helaan.

Kooxda Al-Shabaab ayaa amar culus dul dhigtay ganacsatada ku dhaqan gobolka Hiiraan, taasoo ku aadan badeecooyinka iyo Alaabaha kale ee ay kala degaan Dekedaha...

Puntland oo ganacsatada Boosaaso ku sifeysay Burcad Diimeed, dadka Masaajida ku disha

Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Puntland jeneraal Muxiyaddiin Axmed Muuse, ayaa Burcad Diimeed dadka Masaajida ku dhex disha ku eedeeyay ganacsatada ku sugan magaalada Boosaaso...

Wararkii u danbeeyay qarax ciidamada Ban-craft lagula eegtay gobolka Sh.Hoose.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax xooggan oo xalay gobolka Sh.Hoose lagula eegtay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Ban-craft, xili...

Wareysi Murugo badan: Askar Shabaab ka soo badbaadisa Gawaraida dhuxusha keenta Muqdisho oo aan...

Ciidamo hor leh oo katirsan Xoogga dalka ayaa ka cabanaaya mushaar la'aan heysata mudo Afar bilood ah, iyadoo sidoo kale aan la siin raashinkii...