29 C
Mogadishu
Thursday, October 1, 2020

Koofi oo koobka Musuq Maasuqa Qaaday iyo shaqadiisa oo halis kujirta

Taliyaha laanta socdaalka ee Somalia Aadan Maxamed (koofi) siduu ula wareegay hogaanka socdaalka ayaa waxa ay isku badashay xarunta Musuq maasuqa iyo nin jecleesiga....

Villa Somaliya oo arrinta Galmudug kala heshiineysa Aabe iyo Ilmihiisa oo kaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa talada maamulka Galmudug waxa ay geed fadhi uga noqotay hal qoys oo kamid ah kuwa ku nool deegaanada Galmudug, iyadoo kala...

XOG: Gudoomiye Kuxigeenka arrimaha Bulshada gobolka Banaadir oo wadanka ka baxsatay.

Gudoomiye Kuxigeenka arrimaha Bulshada maamulka gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti, ayaa isaga dhooftay wadanka, iyadoo madaxda gobolka u sheegtay iney arrimo Caafimaad u aadeyso...

Dowladda Norway oo meesha ka saartay wararka la xiriira iney aqoonsan tahay Baasaboorka Soomaaliga...

Dowladda Norway ayaa ka hadashay wararka la xiriira iney aqoonsantahay Baasaboorka Soomaaliga ah, iyadoo bilihii u danbeeyay doodo arintaa ku saabsan ay ka jirtay...

Sawirro: Saadaq Joon oo laga helay muuqaaladii u horeeyay isagoo si toos ah loo...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Arbacadii Booqday Xarunta Taliska Qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir, isagoo u kuur galayay sida...

Dowladda Somaliya oo iska diiday in ay ka qeeb galaan Shir Muhiim ah oo...

Sida qorshuhu uu ahaa shir muhiim ah ayaa bari ka dhici lahaa Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya , shirkaasi ayaa waxa uu u dhaxeyaa...

Wasiir Sabriye oo bulshada ku dhex ceebeystay Xildhibaan Abtidoon Yare oo damcay inuu bedelo...

Wasiirka arrimaha gudah Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa is hortaag ku sameeyay qorshe uu damacsanaa Xildhibaan Abtidoon Yare oo ka tirsan Golaha Shacabka ee...

AQIRO: Magacyada iyo Qabiilada Gudoomiyayaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xilalki ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir, halka kuwo kalena uu isku shaandheyn ku sameeay ama xilalkii...

Villa Somaliya oo xil hoose oo uu jeclaa u magacawday madaxweynihii Galmudug Xaaf.

Dowladda Soomaaliy ayaa xil cusub u magacawday madaxweynihii Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, kaasoo bilihii u danbeeyay aan ka dhex bixin Villa Soomaaliya. Xaaf oo...

Shabaab oo dilay Mid kamid ah Saraakiishii madaxweyne Farmaajo u raaci leheyd Dhuusa-Mareeb.

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan ku dishay Sarkaal sare oo ka tirsan ilaalada Madaxweynaha dalka Maxamed Farmaaho. Sarkaalka la dilay...