27.3 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2020

Dad ku dhow 20 ruux oo Covid19 ugu dhintay Cadaaado iyo dowladda oo iska...

Warar ay heshay Warbaahinta Xaldoon.Net ayaa sheegaya in Isbitaalka guud ee magaalada Cadaado saaka yaalaan ilaa iyo 4 qofood oo mayd ah kuwasoo u...

Sawirro: Sababta markasta hawada Soomaaliya loogu beegsado diyaaradaha laga leeyahay dalka Kenya.

Diyaarad laga leeyahay Kenya ayaa waxaa shalay lagu weeraray Degmadda Qansax Dheere ee Gobalka Bay, waxaana soo baxaya Warar kala duwan oo ku aadan...

C C W “Villa Somalia waxay leedahay Baarlamaanka ha lagu biiriyo Hobollada Waaberi”

Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdi raxmaan Cabdi shakuur Warsame ayaa banaanka u soo saaray qorshe diyaarsan oo isla wataan Villa Somaliya iyo...

Sawirro: Wasiiradii khilaafka ka dhex dhaliyay Deni iyo Karaash oo la dhaariyay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo galabta si...

Akhriso: Go’aanada ka soo baxay shirkii xasaasiga ahaa ee Guddiyada Joogtada iyo Guddoonka Labada...

Guddiyada Joogtada iyo Guddoonka Labada Aqal ayaa isku raacay in Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka uu furmi doono 6 bisha magu soo aadan ee June. Sidoo...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland.deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha...

Mid kamid ah Wasiirada maamulka Puntland oo Muqdisho ugu geeriyooday Covid19.

Ismaaciil Gama'diid Wasiirkii Deegaanka iyo Beeraha Puntland, ayaa maanta magaalada Muqdisho ugu geeriyooday xanuunka COVID-19 oo maalmahaan hayay. Marxuumka ayaa Muqdisho loo keenay si xaaladiisa...

Ciidamada amaanka oo dhimasho iyo dhaawac u geystay askar Shacab dhac ugu geysaneysay Muqdisho.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska-hor imaad khasaare kala duwan sababay oo xalay degmada Howlwadaag ku dhexmaray Ciidamo boolis ah iyo rag...

Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo maanta kulan aan caadi eheyn la wada sugayo...

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan aan caadi eheyn yeelanaya,iyagoo adeegsanaya aalada Zoom-ka oo ay si online ahaan isu arki doonaan. Xaldoon.Net ayaa...

Jen. Cali Gaab oo mar kale saaka ka badbaday isku day lagu damacsanaa in...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogganaa oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa si weyn loo maqlay. Sida wararku sheegayaan, qaraxa...