Home Authors Posts by xaldoonmedia

xaldoonmedia

2993 POSTS 0 COMMENTS

Wariyihii 9-aad oo dalka lagu dilay mudada uu maamulka dowladda hayo...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil gelinkii danbe ee maanta degmada Afgooye loogu geystay Wariye Cabdi weli Cali Online oo wakiil wareed...

Wariye lagu dilay degmada Afgooye.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Wariye u shaqeynayay TVga Universal iyo Idaacadda Kulmiye lagu dilay degmada Afgooye ee Gobolka...

Isbadal lagu sameeyay taliska NISA qaybta Galmudug.

Waxaa isbadal lagu sameeyey Hugaanka Sare ee Ciidanka NISA qaybta Galmudug waxaana taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Qaranka Qaybta Galmudug loomagacaabey Mahdi Cumar Muumin oo...

Puntaland oo doodii ardayda uga adkaatay Xukumada Soomaaliya.

Ilo’ xog-ogaal ah oo ka tirsan madaxtooyadaPuntland, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay si rasmiya u ogolaatay bixinta Shahaadada Ardayda Reer...

Wasiiradda Somaliland oo aqbalay in Madaxweyne Farmaajo tago Hargaysa.

Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland ayaa qablay soo jeedinta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi  ee ku aaddan in madaxweynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu...

Axmed Qoor qoor oo dhoolo tus ku soo bandhigay Magaaladda Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug ee sugaya in Xilka lagu wareejiyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta booqday taliska Qaybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga...

Somaliland oo sheegtay inuu Abiye Axmed ku cadaadinayo sidii uu Farmaajo...

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in raysal wasaaraha Ethiopia Dr Abiy Ahmed, Somaliland ku cadaadinayo in isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya...

Puntland oo diyaarsatay ciidamo iska difaaca kuwo dowladda ay u direyso...

Maamulka Puntland ayaa sheegay in dowlada faderaalka ah ee Soomaaliya ay qorsheyneyso in ay ciidamo geysay Gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya sida uu warbaahinta...

Xogta ku saabsan kulanka Farmaajo iyo Muuse Biixi ee Hargeysa ka...

Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta Soomaalida ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo iyo Raysal-Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed la filayo in ay magaalada...

Sawirro: khasaaraha ka dhashay dabkii xalay ka kacay Warshadda Biyaha Zamzam...

Hawlgalkan oo qaatay waqti ku siman Todobo saac ayaa lagu daminayay dab xoogan oo fiidkii hore ee xalay qabsaday Warshadda Biyaha Zamzam qeybta ay...