Home Authors Posts by xaldoonmedia

xaldoonmedia

2993 POSTS 0 COMMENTS

Askari kamid ah Ciidamada Haramcad oo dil ka geystay Xarunta Weyn...

Askari ka tirsan Ciidamada loo yaqaan Haramcad ee ka tirsan Booliska Somaliya, ayaa askari kale saaka ku dilay Xarunta Xisbiga ee ku taala degmada...

Madaxweyne Deni oo Boosaaso ku sii jeeda iyo Wasiir Gallan shir...

Wasiirka Amniga maamulka Puntland ayaa haatan gudoominaya shir ku saabsan amaanka oo ka socda magaalada Boosaaso, kaasoo looga hadlayo xal u helista xaalada amni...

Wareysi Murugo badan: Askar Shabaab ka soo badbaadisa Gawaraida dhuxusha keenta...

Ciidamo hor leh oo katirsan Xoogga dalka ayaa ka cabanaaya mushaar la'aan heysata mudo Afar bilood ah, iyadoo sidoo kale aan la siin raashinkii...

Dhageyso: madaxweyne Farmaajo oo war cusub ka soo saaray wadaahdalka ay...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa ka hadlay wadahadalka dowladda Somalaiya iyo maamulka Somaliland, kaasoo istaagay sanadkii 2015. KHudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysay...

Golaha Amaanak ee Qaramada Midoobe oo dowladda Soomalaiya faray iney dedejiso...

15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa kulan gaar ah oo ay ku yeesheen Xaruntooda Magalaada New york ee dalka Mareykanka, waxa...

Shabaab oo dib uga baxay deegaan hoostaga Dhoobleey oo ay dagaal...

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa saaka dib uga baxay deegaanka Dag-allamo oo hoos taga degmada Dhoobleey ee Jubbada Hoose,halkaas oo xalay ay kula wareegeen dagaal mudo...

Dhageysi: Xildhibaan katirsan dowlad deegaanka Soomalaida Itoobiya oo dilay laba katirsan...

Xildhibaan Bashiir Diiriye Camey oo katirsan baarlamaanka Ismaamulka Soomalaida Itoobiya, ayaa laba qof oo katirsan Jabhada ONLF waxa uu ku dilay degmadda Jarati. Labada qof...

Taliyaha booliska Gobolka Banaadir Saadaq Joon oo isku day dil ah...

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay inuu si dirqi ah kaga badbaaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon). Idaacada ku hadasha afka Shabaab ee...

Nin aasayay waxyaabaha qarxa oo lagu qabtay Muqdisho.

Ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay Wiil dhalinyaro ahaa, kaasoo ku mashquulsanaa aasida waxyaabaha Qarxa. Wiilkan oo lagu qabtay degmada Dharkiinley,...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay doorashooyinka Guud ee Galmudug iyo Jubaland.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa markii u horeysay ka hadlay doorashooyinka la filayo iney sanadan galaan maamulada Galmudug iyo Juablabnd. Madaxweyne Farmaajo ayaa...