Home Authors Posts by xaldoonmedia

xaldoonmedia

2993 POSTS 0 COMMENTS

Taliyihii booliska degmada Wadajir oo xilkii laga qaaday iyo mid cusub...

Warar ay heshay Warbaahinta Xaldoon.Net ayey ku ogaatay in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii booliska degmada Wadajir Cabdi Baasid Maxamuud Cagey. Xilka waxaa durba...

Maxey ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wakiilka cusub ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wakiilka cusub ee Hey'adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Taliyaha Booliska Wadajir iyo Kuxigeenkiisa oo loo xiray hoobiyayaal laga soo...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay Taliyaha booliska degmada Wadajir Cabdi Baasid Maxamuud Cagey iyo kuxigeenkiisa. Xarrigooda waxaa amray...

Laftagareen oo magacaabis deg deg ah Sameeyay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Dikareeto kasoo Baxday Xafiiskisa Lagu Magacabay Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigelinta...

Madaxweyne Deni oo Bosaso ka furay bandhig Ganacsi.

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay Carwada Ganacsiga Puntland, Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu qabto Puntland...

Maraykanka oo ka warbixiyay diyaarad aan horay loo arag nuuceeda oo...

Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa duulimaad ka mid ah kuwa loo yaqaan B-52 Stratofortress ku sameeyay xeebaha Soomaaliya , iyagoo ku guda jiray howlo...

Askar Maraykan ah oo lagu dilay dalka Jabuuti.

Dowladda Mareykanka ayaa soo saarey fahfaahin kooban oo ku saabsan askari Ameerikaan ah oo looga dilay gudaha  Xerada Camp Lemonnier  ee dalka Jabuuti. Wasaaradda Gaashaandhiga...

Magefihii Soomaalida dhibi jiray oo Xabsiga loo taxaabay.

Booliska Talyaaniga ayaa waxa ay sheegeen in  ay gacanta ku dhigeen Muwaadin u dhashay dalka Libiya, kaasi oo lagu eedeynayo in uu ka mid...

Kenya oo xirtay nin digniino been abuur ah ku faafiyey bartiisa...

Booliska dalkaasi waxay sheegeen inay shalay gacanta ku dhigeen Nin Kenyan ah oo lagu eedeynayo inuu digniino been abuur ah ku faafiyey bartiisa Facebook. Wargeyska The...

SJS oo si adag u canbaareysay dilka Wariye Cabdi wali Cali...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu sida ugu adag u cambaareynayaa dilka wariye Cabdiwali Cali Xasan (Abdiwali Online) oo lagu toogtay degmada Afgooye, Gobolka Shabeelaha...