Farmaajo oo olole ku aadan muddo kordhintiisa ka bilaabay Markaynka.

Dowladda Soomaaliya, ayaa shirkad laga leeyahay Maraykanka u xilsaartay Sidii Madaxweyne Farmaajo uu olole uga samayn lahaa gudaha Maraykanka.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Maraykan Cali Shariif, ayaa shirkad ka dhax ololeesa congrass Maraykanka ka dalbay sidii Madaxweyne uu ku imaan lahaa Maraykanka uuna ula kulmi lahaa guddiga arimaha dibadda iyo xubno ka tirsan Maamulka Madaxweyne

Joe Biden.
Arintan ayaa dhacday bishii Maarso,xilli dowladda Maraykanka ay ka dalbaysay Soomaaliya in wada hadalka uu Sii socda muddo kordhin aan la aqbali doonin.