Xildhibaan Khadiijo Diiriye Oo Fariin U Dirtay Xildhibaanada Ganaaxan.

xildhibaan khadiijo maxamed diiriye ayaa sheegtay in kulanka bari aysan imaan karin xildhibaanada ganaaxa uu saaran yahay .

xildhibaanada ayaa sheegtay in baarlamaanka uu yahay sharci dajiyahihii dalka go,aanka laga soo saarana la qaadanaya xildhibaanada ayay sheegtay in baarlamaanka uu u yaalo xeerhoosaad kaasna uu qabtay.

Golaha shacabka Barlamaanka JFS ma ahan maqaaxi, go’aanka guddoomiyaha ayaa hirgalaayo waana hubaa taas.Ayay tiri xildhibaanada .

bari waa malinkii lagu balamay  in uu dhaco kulanka baarlamaanka waxaana xildhibaanada loo diray fariimo jah ajandaha bari lama oga waxa is badali doono.