Madasha Badbaado Qaran Oo Ka Hadlay Mudo Kordhin Laga Cabsanaayo.

War-Saxaafadeed: Golaha Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliyeed ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu waqtigooda dhammaaday.
Sidoo kale waxa sheegeen in hanjabadda ka dhanka ah 15-kii xildhibaan ee uu Mursal sheegay in uu ka ganaxay kulamada golaha shacabka, waxii masuuliyad darro ee ka imaada uu Goddmiyaha golahaas uu qaadi doonno.
golaha ayaa sheegay in dib u dhac weyn iyo dagaalo ay horseedi karaan hadii la sameeyo mudo kordhin sharci daro ah.