Gudoomiyaha degmada Howlwadaag oo C.I.D u diidan inuu ku wareejiyo askari dhaawac u geystay qof shacab ah.

Gudoomiyaha Degmada Hawlwadaag oo sharciga u diiday in uu ku wareejiyo askari dil ka gaystay dagmada.
Dable CIRRO oo ka mid ah Ilaalada gaarka ah ee Gudoomiyaha Degmada H/Wadaag Mustaf Cali Khayre ayaa dhaawacay Cusmaan Cabdi Nuunoow oo ka xammaasha Suuqa Bakaaraha 12:30pm Khamiis , 4ta Maarso 20201.
Gudoomiyaha wuxuu ka meermeerayaa ajiibidda u yeerista CID ee ah gacansiinta laamaha amniga si loo soo qabto askariga ku eedeysan dhaawicidda muwaadin kaas.
Dhaawaca oo lagu sameeyay qaliin socday 6 saac ayaa lagu baxnaaninayaa isbitaalka Shaafi ee Muqdisho.