Shirkadda Hormuud xrunteeda Suuqbacaad oo lagu dhex dilay qof shacab ah

Sida wararku sheegayaan, Ninka la dilay ayaa xirnaa dhar shacab waxaana uu watay Mindi.

Ilaalada hormuud ayaa dhaawacay ninkaan sida la shegay markii uu ka dhaga adeegay in uu Hubka dhigo balse dhaawicii ayuu u dhintay.

Xogta kale ee aan helnay ayaa ah in mid kamid ah ilaalada hormuud uu lugta iska dhaawacay sida dad kusugan goobta ay soo wariyeyen.

Ciidamada Booliiska Degmada Yaaqshiid iyo Maamulka Degmada ayaa Goobta gaaray waxayna qaadeen Maydka Ruuxa la dilay.