Dibadbaxyo ka dhan ah madaxweyne Farmaajo iyo Taliye Fahad oo ka socda Gaalkacyo.

Dibadbax ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Taliyaha Nisa Fahad Yaasiin ayaa ka bilaawday Gaalkacyo.

Sababta Banaanbaxa ayaa lagu shegay in ay tahay Dhalinyaro ka maqan hooyoyin Soomaliyed.

Hooyooyin fara badan oo wiilashooda tababar loogu qaaday eritareeya ayaa iskugu soo baxay jidadka waa weyn ee Gaalkacyo ka dib markii lasoo wariyay warar sheegaya in qaar ka mid ah wiilashii tababarka loo qaaday ay ku dhinteen dagaalkii Dowladda Itoobiya Iyo Jabhadda Tigreega.

Dowlada ayay ka dalbanayaan in ay lahadasho dhalinyarada maqan hooyooyinkooda eena siiso xogta wiilashooda ama nolol AMA Gaeeri.