Sawirro: Abiye Axmed oo safar qarsoodi ahaa ku tagay magaalada Godey.

Raysalwasaaraha Dalka Ethiopia Dr, Abiye Axmad ayaa si wayn loogu soo dhawaeeyay magaalada Godey ee xarunta gobolka Shabeele.

Madaxwaynaha DDS, Mustafe Muxumad Cumar, golaha wasiirada, Cuqaal iyo waxgarad kale ayaa raysalwasaaraha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay gagida diyaaradaha Godey.

Raysalwasaaraha Itoobiya ayaa lagu wada in uu booqasho maalin qaadata ku maro qaybo ka mid ah Deegaanka Soomalida.