Abdikadir Boss oo dib u bilaabay Kaftanka Sportska

 

Barnaamijka Kaftanka Sportska oo mudo ahaa kan ugu shacbiyada Badan ee laga daawado baraha bulshada Somalia ayaa mar kale dib u soo geli doona isbuucyada soo aadan .

Daadihiyaha Badnaamijka Abdikadir Boss ayaa sida uu ku cadeeyay bartiisa Facebook in codsiyo badan kadib uu go’aansaday in barnaamijkaas dib u soo galo hawada si dadku helaan madadaalo hilmaamsiin karta dhalinta qabiilka iyo siyaasadda.