Home NEWS Maxey ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safiirka Netherlands?

Maxey ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safiirka Netherlands?

30
0
SHARE

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho, Safiirka Netherlands ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Frans Makken.

Sida wararka la helayo ay tilmaamayaan, waxa ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka laba-geesoodka iyo iskaashiga dhammaan dhinacyada ku suntan nafci wadaagga.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu fallanqeeyay arrimaha nabadgelyada, socdaalka iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Netherlands, iyo sidoo kale xaaladihii ugu dambeeyay ee ka soo if baxay gobolka iyo dunida inteeda kale.

LEAVE A REPLY