Home NEWS DFS oo magacawday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug,

DFS oo magacawday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug,

25
0
SHARE

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u- heshiisiinta Soomaaliya ayaa magacowday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug, kaasoo sida la filayo durba bilaabaya shaqadooda.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in xubnaha Guddigan ay ka kooban yihiin 13 xubnood, kuwaasoo magacaabistooda ay qeyb ka eheyd qodobadii ka soo bay shirkii lagu heshiisiinayay Beelaha dega Galmudug.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradad Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Isaaq Maxamed Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay in Guddigan ay shaqadooda noqon doonto halka ay ku qabanayaan Caasimada Galmudug.

Halkan Hoose ka aqriso qoraalka Wasaarada arrimaha Gudaha Soomaaliya:

Maxamed Cumar Warsame Afrax

C/Qaadir Nuur Carraale

Axmed Maxamed Caafi

C/Risaaq Kaahiye Yuusuf

Cumar Maxamuud Cabdi

Xuseen Cabdulle Xasan

Maxamed Daahir Faarax

C/Naasir Geelle Cilmi

Xaliimo Cabdi Cali

Maxamed Maxamuud Cali

C/Risaaq Aadan Warsame

Abshir C/Raxmaan Maxamed

C/Rashiid Cali Salaad.

 

LEAVE A REPLY