UEFA oo ganaax adage dul dhigeesa xulka Montenegro

kadib cayaar dhex martay xulalka England iyo Montenegro kulankaas oo kusoo dhamaaday 1:5 oo ay guusha ku raacday xulka England ayaa waxa taagerayasha xulka martida loo ahaa ee Montenegro waxa ay hadalo cunsuriyad madow naceeb ah kula kaceen qaar ka tirsan ciyaartoyda xulka qarankaas oo ay ka mid yihiin xidiga Raheem Starling iyo danny rose . arintaas ayaa waxaa si adag uga hadlay xidiga Raheem starling iyo tababaraha xulkaasi Gareth Southgate ayagoo labaduba sheegay in ay qasab tahay in ciqaab adag la marsiiyo xulka montenegro iyo taagerashooda si arimahaas kuwa la mid ah aysan usoo laaban.

UEFA ayda waxaa lagu wadaa Inay goaan adag dul dhigto xulkaas kadib marka ay kulmaan gudiyada qaabilsan arimahaas taarikhdu marka ay 12 may ee sanadkaan